Dallada Sonsaf Oo War Kasoo Saaray xaalada Magaalada Laascanood Iyo Baaqa Ay Udirtay Xukuumada Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dallada Sonsaf Oo War Kasoo Saaray xaalada Magaalada Laascanood Iyo Baaqa Ay Udirtay Xukuumada Somaliland
January 5, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dallada ay ku Bahoobeen Ururada Aan dawliga ahayn ee Somaliland ee Sonsaf ayaa war kazoo saartay xaalada maalmihii udanbeeyay ka taagnayd magaalo madaxda Gobolka sool ee Laascaanood iyadoo xukuumada iyo laamaha abmaanka Ugu baaqday in aan rasaas nool loo adeegsan dadka shacabka ee banana baxyada dhigaya.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS