GABILEY(W,N)-Wafti uu horkacayo maayarka magaalada gabiley oo ay weheliyaan xildhibaano katirsan golaha deegaanku ayaa kormeer dhismaha wadada isku xidhaysa gabiley deegaanka caada ee waqooyiga gobolka gabiley
Masuuliyiinta ayaa ka hadlay bilowda wadadan iyo muhiimada ay uleedahay isku xidhan deegaanada waqooyiga gabiley ee caada meelaha kale ee muhiim ka ah.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;