DAAWO;-Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Laascanood Iyo Fariin Hanjabaad Ah Oo Uu Udiray Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Laascanood Iyo Fariin Hanjabaad Ah Oo Uu Udiray Somaliland.
January 23, 2023 - Written by Editor:

LAASCANOOD (W,N)- Garaad Jaamac Garaad Cali Oo kamid ah madaxdhaqameedka Gobolka sool ayaa mudo dheer kadib maanta lagu soo dhaweeyay magaalada laascanood.

Garaad jaamac oo hadal ujeediyay dadkii soo dhaweeyay ayaa cadeeyay sida uu uga soo horjeedo dawladnimada Somaliland oo uu sheegay in beesha isaaq kusoo duushay dhulkoogii kana dalbaday in ay iskaga baxaan Somaliland guud ahaan gobolka sool.

Dhanka kale garaad jaamac ayaa fariin qabyaaladaysan usoo diray beelaha Somaliland oo uu qaarkood sheegay in iyaga la gumeeyay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS