|
|||||
WAJAALE NEWS
Xulka Dalka Argentina Oo Ku Guulaystay Koobkii Aduunka Kadib Markii Ay Gool Ku laag Kaga Badiyeen Faransiiska.
December 18, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xulka dalka Argentina ayaa ciyaar adag oo dhexmartay Xulka dalka faransiiska ee finalka koobka aduunka ee ka socday dalka Qatar ayaa ku guulaystay koobkii kadib markii ay rikoodhayaal kaga badisay xuka faransiiska. Ciyaartan oo wakhtigii caadiga ahaa iyo kii dheeraadka ahaa lagu daray kusoo idlaatay 3;3 Xulalka faransiiska iyo Argentina oo loo dhigay laaga xorta ah ayaa waxaa guusha koobka aduunku raacday Argentina.
Related posts:Golaha Wakiiladda Oo Ansixiyey In Degmooyinka Caynaba, Taleex Iyo Baligubadle Loo Dalacsiiyo Derejad... DAAWO; Jamaal Cali Xuseen Oo Wacad Ku Maray Inaanay Doorasho Dalka Ka Dhacayn Hadii Aan Cadaalad Lo... Daawo:Xafladii Daahfurka Qaadashada Kaadhka Codbixiyaha Ee Gobolka Awdal Iyo Weedhihii Duurxulka Aha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|