|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay In Shirkada Facebookga Internet Keentay Jsl.
December 4, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland oo maanta hortagay gudida joogtada ah ee golaha guurtida ayaa shaaca ka qaaday in Somaliland ay internet keennayso shirkada facebookg si bulshada reer Somaliland uhelaan adeeg fudud oo ay ku isticmaalaan baraha bulshada, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|