Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Xaalada Magaalada Laascanood Oo Maalintii Labaad Ay Ka Socdaan Rabshado! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Xaalada Magaalada Laascanood Oo Maalintii Labaad Ay Ka Socdaan Rabshado!
December 29, 2022 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N)-Wasiiro xukuumada katirsan iyo maamulka gobolka sool ayaa ka hadlay xaalada magaalada laascanood iyo khasraaha ka dhashay banana baxyadii ay shacabku dhigeen

Sidoo kae xukuumada ayaa sheegay in dawladu bixinayso magta dadkii ku dhintay iyo kuwo ku waxyeeloobayba.

COMMENTS
LINKS