Xukuumada Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Qoraal Kasoo Baxay Maamulka Somaliya! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Qoraal Kasoo Baxay Maamulka Somaliya!
December 29, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasaarada macdanta iyo tamarta somaliland ayaa jawaab kulul ka bixisay qoraal kasoo baxay maamulka somaliya oo ay kaga hadleen shidaalka laga qodayo deegaano kamid ah somaliland

Wasaarada macdanta iyo tamarta ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay qoraal ay soo saaray somaliya iyagoo sheegtay in aanay maamulin somaliland islamarkaana ay umadax banaanta tahay khayraadkeeda.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;’

COMMENTS
LINKS