Xukuumada DDS Oo Sheegay In Aanay Marnaba Raalin Ka Ahayn In Magaalada Jig Jiga Lagu Qabto Shirar lidka Ku Ah Somaliland! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada DDS Oo Sheegay In Aanay Marnaba Raalin Ka Ahayn In Magaalada Jig Jiga Lagu Qabto Shirar lidka Ku Ah Somaliland!
December 19, 2022 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)-Wasiirka warfaafinta DDS Ayaa ka hadlay shir dhawaan lagu qabtay magaalada jig jiga kaasi oo duulaan ku ahaa qarannimada Somaliland isagoo sheegay ka dawlad ahaan  in aanay marnaba ogolaalayn in dalkeeda lagu qabto shir wax lagu yeelayo Nabadgalyada iyo madaxbanaanida somaliland.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS