Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasiya Oo Dalka Ka Jira! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasiya Oo Dalka Ka Jira!
December 23, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Maxamed Abiib oo katirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay arimo door ah oo ka jira malcaamadaha lagu barto quraan iyo sida ay uga gaabisay wasaarada waxbarashadu

Sidoo kale Xildhibaan maxamed abiib ayaa ku baaqay in loo dhabo galo xogtada dhabta ah ee malcaamadaha oo uu sheegay in ay jiraan dad macalimiinta ku dhex jira oo qaab xun ula dhaqma hablaha yar yar ee dhigta.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS