Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Gaadhi Ambulance Ah Ku Wareejiyay Dadwaynaha Xaafada Daami. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Gaadhi Ambulance Ah Ku Wareejiyay Dadwaynaha Xaafada Daami.
December 7, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan barkhad batuun ayaa gaadhi nooga gurmadka deg dega ah ee Ambulance ku wareejiyay xaafada daami ee caasimada hargaysa kaasi oo ka hawlgali doona xanaanada xaafadaasi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS