Waxgaradka Deegaanka Boocame Ee Gobolka Sool Oo Ka Hadlay Abaabul Ciidan Oo Ay Deegaanka Ka Wado Maamulka Punthland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Waxgaradka Deegaanka Boocame Ee Gobolka Sool Oo Ka Hadlay Abaabul Ciidan Oo Ay Deegaanka Ka Wado Maamulka Punthland.
December 23, 2022 - Written by Editor:

BOOCAME(W,N)-Madaxdhaqameedka iyo waxgaradka deegaanka Boocame ee gobolka sool ayaa ka hadlay saldhig Ciidan oo deegaanka ay ka samaynayso Maamulka Goboleedka Punthland

Sidoo kale waxgaradka ayaa fariin udiray maamulka punthland oo ay uga digeen in ay fidno ka abuurto gudaha Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS