Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Ka Hadlay Xaalada Magaalada Laascanood, Sheegayna In Ay Jiraan Gacmo Shisheeye. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Ka Hadlay Xaalada Magaalada Laascanood, Sheegayna In Ay Jiraan Gacmo Shisheeye.
December 31, 2022 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N)-Wasiirka Wasaarada warfaafinta Somaliland saleebaan cali koore oo ku sugan magaalada laascanood ayaa ka hadlay xaalada magaalada laascanood iyo rabashadaha ka taagan isagoo shacabka ugu baaqay in ay isdajiyaan.

Sidoo kale wasiirka warfaafinta ayaa sheegay in ay gacmo shisheeye ku jiraan dilalka laga gaysto gobolka iyo kacdoonka shacabka.

 

 

COMMENTS
LINKS