BURCO(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha oo ay weheliyaan masuuliyiin kale ayaa lagu soo dhaweeyay magaalo madaxda gobolka togdheer ee burco halkaasi oo uu utagaysidii blshada loogu wacyigalin lahaa qaadashada kaadhka codbixinta.