Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Kulan La Yeeshay Laamaha Abniga Ee Gobolka Togdheer | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Kulan La Yeeshay Laamaha Abniga Ee Gobolka Togdheer
December 26, 2022 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha ayaa maanta kulan la qaatay laamaha abniga ee gobolka togdheer kaasi oo ujeedadiisu tahay sidii loogu diyaar garoobi lahaa diwaangalinta codbixiyayaasha iyo masuuliyada ka saaran laamaha amaanka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS