Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Ka Hadlay Udiyaargarowga Diwaangalinta Iyo Waajibka Ka Saaran Xukuumada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Ka Hadlay Udiyaargarowga Diwaangalinta Iyo Waajibka Ka Saaran Xukuumada!
December 20, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha Gudaha somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa ka hadlay qaabka loogu diyaar garoobayo diwaangalinta codbixiyayaasha oo dhawaan ka bilaabmaysa guud ahaan dalka.

Sidoo kale wasiirka arimaha Gudaha ayaa sheegay in qofka kasta ay masuuliyadi ka saran tahay hirgalinta diwaangalinta codbixiyayaasha taasi oo ah waajib qaran.

 

COMMENTS
LINKS