Wasiirka Arimaha Dibada Jsl Oo Wax Laga Waydiiyay In Madaxwaynaha Somaliland Jabuuti Kula Kulmay Madaxwaynaha Somaliya Iyo Arimo kale! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Dibada Jsl Oo Wax Laga Waydiiyay In Madaxwaynaha Somaliland Jabuuti Kula Kulmay Madaxwaynaha Somaliya Iyo Arimo kale!
December 13, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka arimaha dibada Somaliland ayaa maalmo kadib ka warbixiyay safarkii madaxwaynaha Somaliland ku tagay dalka jabuuti iyo wararka sheegaya in madaxwaynaha somaliya oo isna jabuuti ku sugnaa kulan dhexmaray

Sidoo kale wasiirka arimaha dibada ayaa wax laga waydiiyay war warbaahinta dawladu ku dhaliishay dalka itoobiya iyo sobobta Somaliland looga reebay shir ka furmaya dalka maraykanka.

Dhanka kale wasiirka arimaha dibada ayaa sheegay in aanay wax faa,iido ahi Somaliland ugu jirin wado hadalo dhexmara maamulka somaliya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS