Wasiir Siciid Sulub Oo Lagu Eedeeyay In Beeshiisa Kula Dhex Jiro Iska Horkeen Iyo kala Qaybin | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiir Siciid Sulub Oo Lagu Eedeeyay In Beeshiisa Kula Dhex Jiro Iska Horkeen Iyo kala Qaybin
December 15, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha Somaliland siciid sulub ayaa lagu eedeeyay in uu beesha uu kazoo jeedo kula dhex jiro kala fogayn iyo kala qaybin iyadoo loogu hanjabay in talaabo laga qaadi doono hadii madaxwaynaha Somaliland arintaa wax ka qaban waayo

COMMENTS
LINKS