Suxufi Coldoon Oo Maanta Laga Siidaayay Xabsiga Sheegayna In Aanu Ka Aamusay Xaqa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Suxufi Coldoon Oo Maanta Laga Siidaayay Xabsiga Sheegayna In Aanu Ka Aamusay Xaqa!
December 22, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Suxufi Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon oo mudo sanado ah ku xidhnaa Jeelka way nee magaalada Hargaysa ayaa maanta dib uhelay xoriyadiisii kadib markii u dhamaystay Xukunkii lagu Riday

Sidoo kale coldoon ayaa sheegay in aanu ka Aamusi Doonin wixii uu arko Xaqa.

 

COMMENTS
LINKS