Siyaasi Aadan Cilmi Dhoolayre Oo Urur Siyaasadeedyada Cusub Ku Tilmaamay In Ay Lamid Yihiin Macawislayda Somaliya Ka Dagaalanta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Aadan Cilmi Dhoolayre Oo Urur Siyaasadeedyada Cusub Ku Tilmaamay In Ay Lamid Yihiin Macawislayda Somaliya Ka Dagaalanta!
December 24, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Aadan Cilmi Dhoolayare oo kamid ah siyaasiyinta reer somaliland ayaa urur siyaasadeedyadacusub ee somaliland ku tilmaamay in ay la mid yihiin uun macawislayda ka dagaalanta koofurta somaliya.

COMMENTS
LINKS