Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Berbera. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Berbera.
December 24, 2022 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Musharraxa madaxweyne ee Xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Cirro iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Berbera.

Ujeedada Weftiga ayaa ah wacyigelinta bulshada ee diwaangelinta codbixinta oo guud ahaan Somaliland ka bilaamaysa 28-ka bishan.

 

COMMENTS
LINKS