Mid kamid ah Beelaha Dega Gobolka Togdheer Oo Shaaciyay Shirwayne Ay Qabsanayaan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Mid kamid ah Beelaha Dega Gobolka Togdheer Oo Shaaciyay Shirwayne Ay Qabsanayaan.
December 2, 2022 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Madaxdhaqamedka iyo waxgaradka Beesha maxamed sheikh isaxaaq (Cimraan)oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa shaaciyay shirwayne beeshu qabsan doonto, halka lagu qaban doono iyo wakhtiga uu qabsoomayo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS