Masuuliyiinta Ururka Miisaan Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasiya Oo Ka Taagan Dalka Iyo Fariinta Ay Direen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuuliyiinta Ururka Miisaan Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasiya Oo Ka Taagan Dalka Iyo Fariinta Ay Direen!
December 21, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta urur siyaasadeedka miisaan oo ay gadhwadeen ka yihiin xubno kasoo qayb qaatay dalkii dib uxoraynta somaliland ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo sida bulshada usaamaysay qabyaalada, eex iyo kala qaybsanaan bulsho.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS