GABILEY(W,N)-Magaalada gabiley ayaa maanta lagu qabtay tartanka orodada fududeed ee 5km ilaa 3km.
Tartanka orodada fudud ayaa waxaa ku tartamayay degmooyinka iyo dugsiyada sare ee gobolka,kaasi oo ay kasoo qaybgaleen maamulka degmada
Tartanka ayaa waxaa soo qaban qaabisay dawlada hoose ee degmada gabiley.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;