Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Kormeeray Mashariicda Laga Hirgaliyay JPLG Ee Magaalada Burco | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Kormeeray Mashariicda Laga Hirgaliyay JPLG Ee Magaalada Burco
December 22, 2022 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka somaliland cabdiraxmaan saylici iyo wafti uu hogaaminayay ayaa gaadhay magaalo madaxda gobolka togdheer ee burco.

Sidoo kale madaxwayne kuxigeenka somaliland ayaa kormeer kusoo maray mashariicda laga hirgaliyay mashruuca JPLG ee magaalada burco.

COMMENTS
LINKS