Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Gaadhay Magaalada Berbera Iyo Kormeer Uu Kusameeyay Mashariicda Dawlada Hoose Hirgalisay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Gaadhay Magaalada Berbera Iyo Kormeer Uu Kusameeyay Mashariicda Dawlada Hoose Hirgalisay!
December 21, 2022 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo safar shaqo ku jooga Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil ayaa saaka  kormeeray Mashaariicda JPLG-ga  ee ka socda Degmada Berbera kuwaasi oo ay fulisay Dawladda hoose ee  Berbera sannadkan. 2022.

COMMENTS
LINKS