Madaxwayne kuxigeenka Jsl Oo Daahfuray Qorshaha Cusub Ee Loo Samaynayo Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne kuxigeenka Jsl Oo Daahfuray Qorshaha Cusub Ee Loo Samaynayo Magaalada Hargaysa.
December 14, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Cabdiraxman Cabdilaahi Ismaciil (Saylici) ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 14-12-2022 waxa uu ka qaybgaley, Daahfurka Qorshe Magaaleedka Cusub ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guryeyntu u samaynayso Magaalada Hargeysa (Hargeisa Master Plan).

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS