Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Daahfuray Mashruuca Horumarinta Korontada Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Daahfuray Mashruuca Horumarinta Korontada Somaliland.
December 5, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa Maanta xadhiga ka jaray mashruuca soo kabashada iyo horumarinta Aagga Tamarta korontada Jamhuuriyadda somaliland oo lagu qabtay Hargeysa.

h

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS