Madaxwaynaha Jsl Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Safar Uu Ku Tagay Dalka Jabuuti. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Safar Uu Ku Tagay Dalka Jabuuti.
December 10, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland muuse biixi cabdi ayaa maanta galinkii danbe dalka dib ugu soo noqday safar maalmo uu ugu maqnaa dalka jabuuti kadib

Majirto cid waftiga iyo xukuumada katirsan oo ka hadashay safarka madaxwaynaha .

 

COMMENTS
LINKS