Madaxwaynaha Jsl Oo Daahfuray Tartanka Horyaalka Horyaalada Somaliland Oo Galabta Ka Furmay Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Oo Daahfuray Tartanka Horyaalka Horyaalada Somaliland Oo Galabta Ka Furmay Hargaysa.
December 16, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jsl oo ay weheliyaan wasiirka ciyaaraha iyo xubno kale ayaa galabta garoonka hargaysa Stiudum ee caasimada ka daahfuray tartanka horyaalka horyaalada Somaliland o ay ka qaybgalayaan 18kooxood oo ka socda gobolada dalka

COMMENTS
LINKS