|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha DDS Oo Ka Hadlay Shir lid Ku Ah Somaliland Oo Lagu Qabtay Magaalada Jig Jiga Iyo Digniinta Uu Udiray.
December 18, 2022 - Written by Editor:JIG JIGA(W,N)-Madaxwaynaha dawlad deegaanka Somalida mustafe Muxumed Cumar ayaa ka hadlay shirar ku lid ah Somaliland iyo guud ahaan geeska oo lagu qabtay magaalada jig jiga dhawaan kaasi oo lagu sheegay in Ururka Khaatumo bilaabayaan halgan lagu xoraynayo goboladooda. Sidoo kale madaxwayne mustafe cagjar ayaa sheegay in aan loo dul qaadan doonin shirar lid ku ah wadamada jaarka iyo dalka itoobiyaba isagoo digniin udiray cidkasta oo ku hawlan shirarka noocaasi ah. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:War-Deg-Dega:Dagaal Maanta Ka Bilaabmay Koonfurta Gobolka Sool Oo Sobobay Khaasaare Isugu Jira Dhima... Wasiirkii Hore Wasaarada Waxbarashada Cabdilaahi Dheere Oo Ka Hadlay Gaadhi Wasaaradu Leedahay Oo La... Daawo; Xawaalada Amal laanteeda Giriiga Oo Lacag 200 kun oo doolar laga Dhacay iyo Xawaaladihii Som... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|