Madax dhaqameedka Gobolada Maroodi Jeex, Saaxil Iyo Togdheer Oo Bulshada Ugu Baaqay In Ay Qaataan Kaadhka Codbixinta | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madax dhaqameedka Gobolada Maroodi Jeex, Saaxil Iyo Togdheer Oo Bulshada Ugu Baaqay In Ay Qaataan Kaadhka Codbixinta
December 23, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah madaxdhaqameedka gobolada maroodi jeex, saaxil iyo togdheer oo warbaahinta la hadlay ayaa shacabka goboladan degan ugu baaqay in ay qaataan kaadhka codbixinta oo isdiwaan galintiisu dalka ka bilaabmayso 28bishan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS