Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Ka Hadlay Dhaam Biyood La Dhagax Dhigay, Sheegayna In Aanu Noqon Kii Xumbo Wayne Kale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Ka Hadlay Dhaam Biyood La Dhagax Dhigay, Sheegayna In Aanu Noqon Kii Xumbo Wayne Kale.
December 4, 2022 - Written by Editor:

Maayarka caasimada hargaysa  cabdikariim axme mooge oo ka hadlay dhagax dhiga dhaam biyood laga hirgalinayo deegaanka geed deeble ayaa alle ka baryay in aanu noqon dhaam biyoodkii xumbo wayne ee fashilmay oo kale .

COMMENTS
LINKS