“Maanta Gaaladii Waxay Doonayaan, In Magaca Saynis Ilaahay Lagaga Gaaloobo”Sh. Almis. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Maanta Gaaladii Waxay Doonayaan, In Magaca Saynis Ilaahay Lagaga Gaaloobo”Sh. Almis.
December 16, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Sheekh Almis Yaxye Xaaji Ibraahim oo kamid ah culimada Somaliland ayaa ka hadlay qorshahayaasha wadamada reer galbeedku dadka muslimka ku gaalaynayaa iyo sida ay udoonayaan in maadada sayniska la doonayo in dhalinyaradeena lagu gaaleeyo.

HALKAN KAGA BOGO MUUQAALKA SHEEKHA;

COMMENTS
LINKS