Komishanka Tamarta Jsl Oo Daahfuray Liisanka Tamarta Iyo Waxyaabaha Uu Kaga Duwan Yahay Kuwii Hore! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Komishanka Tamarta Jsl Oo Daahfuray Liisanka Tamarta Iyo Waxyaabaha Uu Kaga Duwan Yahay Kuwii Hore!
December 21, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Komishanka tamarta somaliland ayaa maanta daahfuray liisanka tamarta kaasi oo ay kasoo qaybgaleen masuuliyiin xukuumada katirsan, masuuliyiin ka socday shirkadaha laydhka bixiya

Masuuliyiinta komishanka tamarta ayaa faah faahin ka bixiyay daahfurka liisamada korontada iyo waxyaabaha uu kaga diwan yahay liisamadii hore ee xukuumadu bixin jirtay.

COMMENTS
LINKS