Komishanka Doorashooyinka Oo Kulan La Qaatay Laamaha Abniga Iyo Arimaha Ay Kala Hadleen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Komishanka Doorashooyinka Oo Kulan La Qaatay Laamaha Abniga Iyo Arimaha Ay Kala Hadleen!
December 17, 2022 - Written by Editor:

Komishanka Doorashooyinka Jsl ayaa maanta kulan la qaatay laamaha Amniga Qaranka JSL. Kulankan oo ka qabsoomay xarunta guud ee KDQ JSL, waxaa lagu falanqeeyey arimaha amniga guud ee Qaranka JSL muddada ay socoto Diiwaangalinta Codbixiyeyaasha ee ka bilaabmaysa guud ahaan JSL  28/December/2022.

 

COMMENTS
LINKS