“Inan Aan Dhalay Oo Wasaarada Ka Shaqeeya Lama Soo Heliyo, Arintaasina…” Agaasimaha W. Ciyaaraha. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Inan Aan Dhalay Oo Wasaarada Ka Shaqeeya Lama Soo Heliyo, Arintaasina…” Agaasimaha W. Ciyaaraha.
December 9, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha Guud ee wsaarada Ciyaaraha Somaliland cabdirashiid ayaa wax laga waydiiyay in uu dhalay oo la sheegay in uu ka shaqaalaysiiyay wasaarada isagoo beeniyay in ay jirto islamarkaana sheegay hadii ay cadaato in uu isagu ka tagayo shaqada.

COMMENTS
LINKS