“Haddii Uu Muuse Biixi Inan Arooskeed Utagay Jabuuti, Waa In Maamuus Ka Xayuubin Lagu Soo Ogaa”Siyaasi Cali Qoryoolay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Haddii Uu Muuse Biixi Inan Arooskeed Utagay Jabuuti, Waa In Maamuus Ka Xayuubin Lagu Soo Ogaa”Siyaasi Cali Qoryoolay.
December 9, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cali Dool Axmed “Cali Qoryoolay” ayaa ka hadlay safarka madaxwaynaha Somaliland ku jooga dalka jabuuti ee ka qaybgalka xaflada meherka inan uu dhalay madaxwayne ismaaciil cumar Geele.

Sidoo kale Siyaasi cali Qoryoolay ayaa u baaqay in madaxwaynaha maamuus ka xayuubin lagu soo oogo.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS