Gudoomiyihii Hore Ee Degmada Agabar Oo Fariimo Isbarkan Udiray Maamulka Iyo Odayaasha Deegaanka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyihii Hore Ee Degmada Agabar Oo Fariimo Isbarkan Udiray Maamulka Iyo Odayaasha Deegaanka.
December 10, 2022 - Written by Editor:

AGABAR(W,N)-Gudoomiyihii hore ee degmada agabar axmed adeero ayaa ka hadlay muran udhexeeye gudoomiyaha degmada iyo qaarkamid ah odoyaasha deegaanka

Sidoo kale Ex gudoomiye axmed adeero ayaa maamulka degmada iyo odoyaasha deegaanka ugu baaqay in ay joojiyaan khilaafka.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS