Gudida Joogtada Ee Golaha Guurtida Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Arimaha Ay waxka Waydiiyeen | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Joogtada Ee Golaha Guurtida Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Arimaha Ay waxka Waydiiyeen
December 4, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudida joogtada ah ee golaha guurtida Somaliland ayaa uyeedhay wasiirka arimaha gudaha kaasi oo ay kulan la qaateen.

Ujeedada kulankan ayaa ahaa sidii wasiirka wax looga waydiin lahaa abniga guud ee dalka .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;’

COMMENTS
LINKS