DAAWO;-Siyaarada Sheekh Yuusuf Al kawniin Oo Lagu Qabtay Deegaanka Aw Barkhadle. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaarada Sheekh Yuusuf Al kawniin Oo Lagu Qabtay Deegaanka Aw Barkhadle.
December 17, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaarada sheikh Yuusuf Alkawniin “sheikh Yuusuf Barkhadle” ayaa lagu qabtay deeganka awbarkhadle ee duleedka magaalada hargaysa.

Munaasibada siyaarada sheikh yuusuf barkhadle ayaa waxaa soo qaban qaabisay Xerta Qaadiriyada  Ee sheikh Maxamed Rabiic.

Culimada qaadiriyada ee kazoo qaybgashay siyaarada sheikh ayaa ka waramay doorkii uu ku lahaa faafinta diinta islaamka ee deegaanada somalida.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS