|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Degmada Wajaale Oo Bulshada Ugu Baaqay In Ay Qaataan Kaadhka Codbixinta!
December 17, 2022 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka Degmada wajaale ee gobolka Gabiley ayaa shacabka degmada ugu baaqay in ay qaataan kaadhka codbixinta oo dhawaan deegaanada ka bilaabmayaan diwaangalinteedu Gudoomiyaha degmada ayaa dadwaynaha aan hore uqaadan kaadhka codbixinta ama uu ka ka lumay kaadhkii codbixinta iyokuwa qaan gaadhay ugu baaqay in ay ka faa,iidaystaan fursadan oo loogu talo galay in muwaadiniinta helaan kaadhka codaynta. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Madaxwaynaha Jsl Oo Tacsi Udiray Qoyskii Iyo Qaranka Uu Ka Baxay Sh. Aadansiiro Oo Ku Geeriyooday Hi... Iska Hor Imaad Udhexeeya Dadwaynaha Xaafada Lineka Bilayska Iyo Ciidamada Booliska Oo Sobobay Khasaa... Garaadada Gobolka Sool Oo War Cusub Kasoo Saaray Xaalada Laascanood Iyo Dadaalada Nabada Lagu Raadin... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|