|
|||||
WAJAALE NEWS
“Booliska Waxaan Waydiinayaa Yaalaynaya Dadka ,Yaa Diley Hadraawi, Waxaan Doonayaa Indhaha Shacabka Somaliland In Aynu Ku Jeedino Laascanood” Xil. Maxamed Abiib.
December 28, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada somailand ayaa si adag uga hadlay dilalka kusoo noq noqday magaalada laascanood iyo rabashadihii ka dhashay dilkii marxuum cabditafaax cabdilaahi hadraawi oo ahaa masuulkii ugu danbeeyay ee lagu dilay Sidoo kale xildhibaan maxamed abiib ayaa ciidamada booliska Somaliland ka dalbaday in ay bulshada ucadeeyaan cida laynaysa haldoorka bulshada reer laascanood. HAKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Kormeeray Wakaalada Biyaha Ee Magaalada Gabiley Iyo Waxyaabaha Uu Kus... DAAWO;-Beesha Musharax Sheekh Ibraahim Oo Ka Hadlay Xeer Ilaalinta Oo Udiiday Warqadii Danbi La,aant... DAAWO ;Muj farxaan faacuul Oo Eedihii Ugu Cuslaa ku Ganay Madaxwayne Siilaanyo Iyo Hogaanka kulmiye... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|