|
|||||
WAJAALE NEWS
“Axmed Waxaa Loo Xidhay Sifo Sharci Daro Ah, Waxaana Loo Haystaa Madaxwaynaha Ayaad Baraha Bulshada Ku Dhaliishay” Garyaqaan Guleed Dafac.
December 25, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Garyaqaan Guuleed Dafac oo katirsan xarunta xuquuqal iisaanka madaxa banaan ee somaliland ayaa ka hadlay xadhiga Muwaadin Axmed Maxamed Cabdi Daa,uud oo mudo sifo sharciga baalmarsan ugu xidhan magaalada hargaysa isagoo wax lala yaabo ku tilmaamay eedaha loo hayso Sidoo kale garyaqaan guuleed dafac ayaa walaac ka muujiyay madaxwaynihii qaranka oo ku mashquulsan baraha bulshada iyo dhaliilaha looga jeediyo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Shacabka Caasimada Hargaysa Oo Caawa Banaan Bax Ay Ku Taageerayaan Qarannimada Somaliland Ku ... Suldaan Mawliid Sabayso Oo Maanta Maxkamaddu Sii Daysay Xadhigiisiina Ku Tilmaamay Qafaalasho, S... Daawo ; Wasiirkii Shalay Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade Maantana Ah Oday Puthland ah oo si Adag U ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|