Ardaydii 1960 Ilaa 1970 Ka Baxday Dugsiga Camuud Oo Kulan Ku Yeeshay Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ardaydii 1960 Ilaa 1970 Ka Baxday Dugsiga Camuud Oo Kulan Ku Yeeshay Magaalada Hargaysa.
December 23, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Ardaydii dugsiga Camuud ka baxday 1960 ilaa 1970kii ayaa kulan ku yeeshay magaalada hargaysa

Dugsigii camuud ee ay ka baxeen ayaa hada ah jaamacada camuud waxaana madashan goob joog ahaa gudoomiyaha jaamacada camuud.

COMMENTS
LINKS