|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Walaac Ka Muujisay Saamaynta Ay Dalka Ku Yeesheen Khilaafka Siyaasadeed Iyo Qoraalo Loo Diray Haayadaha Caalamiga Ah.
November 20, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada qorshaynta qaranka Somaliland Dr Buuxane ayaa walaac ka muujiyay saamaynta ay Somaliland ku yeesheen khilaafka xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada oo keenay qoraalo ay mucaaridku udireen haayadaha caalamiga ah ee Somaliland ka taageera dhinaca mashaariicda horumarinta iyo siyaasada Sidoo kale wasiirka qorshaynta ayaa ku baaqay in xaalada taagan lagu dhameeyo wada hadal islamarkaana waxxyaabaha gudaheena ka jira aan loo diran caalamka. Related posts:Alle Ha,unaxariistee Waxa Caawa Magaalada Hargeysa Ku Geeriyooday Sheekh Maxamuud Suufi Oo Ahaa Muft... DAAWO: Wasiir Cukuse Oo Isbahaysiga Mucaaridka Jawaab Ka Bixiyey,Kana Hadlay Xubnaha Iska Casilay Xu... Raysal Wasaaraha Dalka Ethiopia Abiy Axmed Oo Ku Guulaystay Abaal Marinta Bilada Nabada Aduunka Ee S... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|