|
|||||
WAJAALE NEWS
“Xoghayaha Waxaan Leeyahay Muuse Biixi Waad Uhiilisay, Ee Kamaad Hiilin, Cabdiraxmaan Iyo Reer Gabileyna Waad Ka Hiilisay” Siyaasi Cali Guray.
November 16, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali guray) oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ayaa ka dareen celiyay hadal kazoo yeedhay xoghayaha guud ee xisbiga waddani Khadar xuseen kaasi oo uu gabileyna kula dul dhacay isagoo sheegay in uu ku gefay gabiley islamarkaana uu uhiiliyay muuse biixi halka uu ka hiiliyay musharax cabdiraxmaan cirro iyo reer gabileyna. isagoo arimahaasi ka hadlayana wuxu yidhi. “Af Xumo Nabadna Way Kaa Kaxaysaa Colaadna Wax Kaagama Tarto! “Gabiley Maaha Mana Noqon Karto Garbahaaray. Waa Eray Gef ah oo Waxyeelo Mooyee Aan Waxtar Ulahayn Waddani Iyo Musharaxiisa. Xoghayaha Waxaan Leeyahay Muuse Biixi Waad u Hiilisay Ee Kamaad Hiilin. Cabdiraxmaan Iyo Reer Gebilayna Waad Ka Hiilisay Ee Umaad Hiilin.
Related posts:Xildhibaan Guruuje Oo Ka Hadlay Xilka Qaadis La Doonayo In Lagu Sameeyo Maayarka Caasimada Hargaysa ... DAAWO: Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Ku Diriraya Deegaanka ... Daawo:Xildhibaan Saleebaan Cali Koore Oo Soo Kormeeray Xaalada Gobolka Sool Sheegayna In Ciidanka Qa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|