Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Waddani Oo Arimo Xasaasiya Ka Hadlay . | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Waddani Oo Arimo Xasaasiya Ka Hadlay .
November 16, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha guud ee xisbiga wadani ayaa ka hadlay tacadiyada ay xukuumada madaxwayne biixi ku kacay mudadii sharciga ahayd ee ay xilka haysay

Sidoo kale xoghaye khaddar ayaa fashilay qorshe cabdilaahi abokor sheegay in wasaaradiisu diyaarisay oo wadamo kale uu kazoo cpygareeyay.

 

COMMENTS
LINKS