“Xisbiyada Mucaaridku Waa Odayaal Muxtarima, Oo Dalka In Badan Usoo Shaqeeyay, Waxaan Leeyahay Ka Laabta…”Siyaasi Shucayb . | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Xisbiyada Mucaaridku Waa Odayaal Muxtarima, Oo Dalka In Badan Usoo Shaqeeyay, Waxaan Leeyahay Ka Laabta…”Siyaasi Shucayb .
November 19, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii Hore ee wasaarada warshadaha Xukuumadii Axmed Siilaanyo siyaasi shucayb maxamed muuse ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka ka taagan iyo go,aanka xisbiyada mucaaridku qaateen

Sidoo kae siyaasi shucayb ayaa xisbiyada mucaaridka ugu baaqay in ay ka kazoo laabtaan go,aanka ay qaateen ee in aanay xukuumada mid sharci u aqoonsanayn wixii ka danbeeyay 13november kaasi oo uu ku tilmaamay mid ay ku deg degeen.

Dhanka kale siyaasi shucayb ayaa sheegay in madaxwaynaha Somaliland ka heshiiyeen khilaaf hore udhexmaray iyagoo taageero umuujiyay mudo kordhinta loo sameeyay biixi.

 

COMMENTS
LINKS