|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Xasan Dhuxul Oo Ka Hadlay Qaabkii Goluhu U Ansixiyeen Miisaaniyada Iyo Meelaha Kharashka Badani Ugu Jiro Ee Aan Bulshada Waxba Uqaban.
November 29, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan xasan dhuxul laabsaalax oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada ayaa ka hadlay qaabka ay golaha wakiiladu u ansixiyeen miisaaniyada 2023 oo uu sheegay in uu kasoo horjeeday in deg deg loo ansixiyo balse goluhu ka batay. Sidoo kale xildhibaan xasan dhuxul ayaa ka hadlay meelaha muhiimka ahaa ee aan ku jirin miisaaniyada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO; Taliyaha Ciidanka Booliska Ee Gobolka Sool Oo Ka Hadlay Weerarkii Xalay Lagu Qaaday Saldhi... Ilaahay Naxariistii Jano Haka Waraabiyee Waxaa Maanta Magaalada Hargaysa Ku Geeriyooday Macalinkii W... Daawo: Mujaahid Jidhif Oo Fariimo Kala Duwan U Diray Murashaxiinta Sadexda Xisbi Iyo Shacabka Somali... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|