Xildhibaan Timo Jilic Oo Ka Waramay Qaabkii Xisbiga Kulmiye Loogu Cunsuradeeday Iyo Doorkii Ku Lahaa Madaxwayne Biixi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Timo Jilic Oo Ka Waramay Qaabkii Xisbiga Kulmiye Loogu Cunsuradeeday Iyo Doorkii Ku Lahaa Madaxwayne Biixi.
November 8, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed timo jilic oo katirsan golaha wakiilada Somaliland kana soo baxay xisbiga mucaaridka ee waddani ayaa ka waramay cunsuriyad iyo qabyaalad lagaga saaray wakhtigii uu isa sharaxay xisbiga kulmiye oo uu hore uga tirsanayaa

Sidoo kale xildhibaan timo jilic ayaa sheegay in uu xisbiga waddani la qabo mawqifka uu ka taagan yahay doorashada madaxtooyada qabsoomideeda.

 

COMMENTS
LINKS